Guddoomiyaha koonfurta Gondar ee Deegaanka Axmaarada ayaa sheegay in 41 kamid ah kooxda Faano ee ka dagaalanta deegaankaasi ay isku soo dhiibeen ciidamada difaaca qaranka ee ka howlgala aagaasi.
Dilahun Dajane, guddoomiyaha gobolka ayaa sheegay in xubnahani ay si nabadgalyo ah iskugu soo dhiibeen ciidamada difaaca qaranka ee ka hawlgala degmooyinka Addis Zemen iyo Kamkam.
41 kooxda faano ah oo dawlada isu soo dhiibay
RELATED ARTICLES