Xukuumada DDS ayaa Ukala Astaysay 5-ta maalmood ee Baaqume 5-Munaasabadood oo kala ah.
1. Baagume 1/2016 maalinta ka gudubka caqabada; “dadaaladeena ka gudubka caqabaduhu waa iftiinkeena cusub”
2. Baagume 2/2016 Maalinta dib uhabaynada; “dib u habayntu waa hufida adeegga”
3. Baagume 3/2016 Maalinta madaxbanaanida; “Iskaashigeenu waa madaxbanaanida guud”.
4. Baagume 4/2016 Maalinta iskaashiga; “iskaashigeena waa nabadgalyadeena”
5. Baagume 5/2016 T.I Maalinta rajada barri; “dadaalkeena maanta waa faa’iidadeena barri”.
Waxa sidaas warbaahinta Usheegay wasiirka Warfaafinta DDS . C/Qaadir Rashiid.