Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiinta sare ee Deegaanka ayaa la dardaarmay qaar kamid ah hoggaaminta oo hawlo shaqo ugu kala bixi doona gobollada iyo degmooyinka Deegaanka.
Hoggaamintan oo sii wada doona shaqooyinka Xafiisyada inta ay tabbabarka ugu maqanyihiin hoggaaminta sare ee Xisbiga Barwaaqo ee Deegaanka Soomaalida ayaa la siiyay jihooyinka ka xukuumad ahaan ay xoogga sii saari doonaan si looga midha’dhaliyo qorshaha Dawladda.
Somali network 24