HomeArimaha BulshadaItoobiya ayaa martigalinaysa kulan looga tashanayo sidii loo abuuri lahaa duni gaajada...

Itoobiya ayaa martigalinaysa kulan looga tashanayo sidii loo abuuri lahaa duni gaajada ka xor ah.

Kulankan oo Addisababa ka socda ayaa waxaa ka qaybgalaya Raiisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmad, guddoomiyaha komishinka Midowga Afrika Musa Faaki, Gard Muler, agaasimaha Q.M ugu qaabilsan horumarinta Warshadaha iyo dhaxal sugaha isutega Imaratka Carabta sheekh Khaalid Bin maxamed, haayadaha caalamiga iyo marti gaadhaysa 1500 oo qof.
Shirkan ayaa looga hadlayaa dadaalada lagu bixiyay yareynta gaajada, caqabadaha hortaagan iyo jihooyinka mustaqbalka la aadayo.

RELATED ARTICLES

Wararka ugu Dambeeyey

Recent Comments