TV

Waxaa xadhiga laga jaray mashruucii ugu weynaa dalka Itoobiya ee laga dhaliyo korontada tamarta cadceeda oo ay ka faa’iidaysan karaan bulsho tiradeedu dhantahay 43,542...

Waxaa xadhiga laga jaray mashruucii ugu weynaa dalka Itoobiya ee laga dhaliyo korontada tamarta cadceeda oo ay ka faa'iidaysan karaan bulsho tiradeedu dhantahay 43,542...

Hogaaminta iyo wax-garadka Goday

https://youtu.be/bofZVnvxCzY?si=5cUQxVq4fepET8Tm

Jidadka Galbeedka Gobalka Siti, DDS

https://youtu.be/mHjm46HxT9s?si=AzjIkEMHVXALwU9z

Tacadigii Jeel Ogaden

https://youtu.be/3CUsEp6VPPE?si=mo3Uza5oZ2H1H2fT

Muqaal God Cusbo DDS

https://youtu.be/pu0azhNnA7c?si=63tfK9Kobqvo46hF

Fatahaadaha Wabi Shabeelle

Gobolka Shabeele: Fatahaad xoogan oo ka dhalatay wabiga Shabeele oo buuxsamay ayaa saamaysay qaar ka mid ah degmooyinka gobolkaasi. Qaar ka mid ah tuulooyinka hoos...

Ballaadhinta Cusbitaalka Sheekh Ibraahim Cabdala ee magaalada Godey ayaa la daah-furay.

Ballaadhinta Cusbitaalka Sheekh Ibraahim Cabdala ee magaalada Godey ayaa la daah-furay. Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Wasiirka Xafiiska Caafimaadka, Dr. Muuse Axmed ayaa...

Waxaa xadhiga laga jaray Warshada soo saarista Oxygenta oo ay ku baxay 60 Milyan oo Birr.

Waxaa xadhiga laga jaray Warshada soo saarista Oxygenta oo ay ku baxay 60 Milyan oo Birr. Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Wasiirka Xafiiska...

Wasiirka arimaha Itoobiya Geedhiyoon ayaa wadahadallo la yeeshay Guddoomiyaha komishinka midowga Afrika Musa Faki. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Itoobiya...

Wasiirka arimaha Itoobiya Geedhiyoon ayaa wadahadallo la yeeshay Guddoomiyaha komishinka midowga Afrika Musa Faki. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Itoobiya iyo Midowga Afrika...

Sawirro: Diyaarada Airbus A350-1000

Sawirro: Diyaarada Airbus A350-1000 oo si weyn loo wada sugayay, isla markaana ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah ee laga leeyahay Afrika ayaa...

Xafiiska Xuduudaha iyo Xalinta Khilaafaadka DDS ayaa qaar ka mid ah degmooyinka xuduudaha ku yaalla ee gobolka Faafan u diray kooxo soo qaban doona...

Xafiiska Xuduudaha iyo Xalinta Khilaafaadka DDS ayaa qaar ka mid ah degmooyinka xuduudaha ku yaalla ee gobolka Faafan u diray kooxo soo qaban doona...

Malaayiin Cod bixiyaal Maraykan ah ayaa u dareeraaya Doorashada Madaxweynanimo

Malaayiin Cod bixiyaal Maraykan ah ayaa u dareeraaya Doorashada Madaxweynanimo Malaayiin cod bixiyaal ayaa u dareeraaya si ay u dhiibtaan Codkooda kaasi oo go’aamiya in...

Maareeyaha Shirkada Abuurka Xulka Beeraha DDS ayaa sheegay in ay gabo’gabeeyeen diyaargarawga rarida abuurka tayaysan ee Xafiiska Beeraha ee DDS ugu talo’galay in uu...

Maareeyaha Shirkada Abuurka Xulka Beeraha DDS ayaa sheegay in ay gabo'gabeeyeen diyaargarawga rarida abuurka tayaysan ee Xafiiska Beeraha ee DDS ugu talo'galay in uu...

Xeer lagu kordhinayo raasamaalka Bangiga Ganacsiga Itoobiya ayaa la ansixiyay

Xeer lagu kordhinayo raasamaalka Bangiga Ganacsiga Itoobiya ayaa la ansixiyay Kalfadhiga 4-aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Wakiiladu waxa ay ku ansixiyeen xeer lagu dhimayo...

41 kooxda faano ah oo dawlada isu soo dhiibay

Guddoomiyaha koonfurta Gondar ee Deegaanka Axmaarada ayaa sheegay in 41 kamid ah kooxda Faano ee ka dagaalanta deegaankaasi ay isku soo dhiibeen ciidamada difaaca...

Itoobiya ayaa martigalinaysa kulan looga tashanayo sidii loo abuuri lahaa duni gaajada ka xor ah.

Kulankan oo Addisababa ka socda ayaa waxaa ka qaybgalaya Raiisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmad, guddoomiyaha komishinka Midowga Afrika Musa Faaki, Gard Muler, agaasimaha Q.M ugu...

Hay,adaha iyo Deeq bixiyaasha

Wafdi isugu jira hay'adaha gargaarka iyo safaaradaha dalalka deeq-bixiyayaasha ah oo uu horkacayo Madaxa Hay'adda UNOCHA ee Dalka Itoobiya Mr. Paul Handly ayaa soo...

Mudane Aadan Faarax oo Gaadhay Jigjiga

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin heer Deegaan ah ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal kusoo dhaweeyay, Madaxwayne kuxigeenka Xisbiga Barwaaqo ee...

Waxaa Qoray Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar

Arinta imtixaanaadka ardayda dugsiyadda sare maaha mid ku kooban Deegaanka Soomaalidda ee waa isbadal jira tan iyo intii la bilaabay in Imtixaanaadka Fasalka 12aad...

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiinta sare ee Deegaanka ayaa la dardaarmay qaar kamid ah hoggaaminta oo hawlo shaqo ugu kala bixi...

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiinta sare ee Deegaanka ayaa la dardaarmay qaar kamid ah hoggaaminta oo hawlo shaqo ugu kala bixi...

Todobaadka Waxaa Magaalada Jigjiga lagu Xusay As’aaska Sanad-guurada 47aad ee Ciidamada Difaaca Qaranka ee Bariga Dalka ayaa lagu qabtay Jigjiga.

Todobaadka Waxaa Magaalada Jigjiga lagu Xusay As'aaska Sanad-guurada 47aad ee Ciidamada Difaaca Qaranka ee Bariga Dalka ayaa lagu qabtay Jigjiga. Munaasibadda Xuska aas-aaska Sanad-guurada 47aad...

Madaxweyne kuxugeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa sheegay in lixdii sano ee la soo dhaafay daddaal dheer xukuumaddu galisay haggaajinta iyo dib-u-habaynta adeeg-bixinta...

Madaxweyne kuxugeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa sheegay in lixdii sano ee la soo dhaafay daddaal dheer xukuumaddu galisay haggaajinta iyo dib-u-habaynta adeeg-bixinta...

Madaxwaynaha DDS oo kulan laqaatay Madaxa Guud ee Wakaaladda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Itoobiya.

Madaxwaynaha DDS oo kulan laqaatay Madaxa Guud ee Wakaaladda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Itoobiya. Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ay...

Waxaa Qoray Madaxweyne Kuxigeenka DDS

Lixdii sano ee u dambaysay deegaanka waxaa laga dhaqan-galiyey isbeddel mug leh oo ku aaddan arrimaha siyaasadda, dhaqaallaha, maalgashiga iyo adeeg-bixinta. 1. Kobcinta Dhaqaalaha Waxa dib...

Waxaa xadhiga laga jaray waddada Jayga ah ee isku xidha Qabribayax iyo Buladari.

Waxaa xadhiga laga jaray waddada Jayga ah ee isku xidha Qabribayax iyo Buladari. Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Wasiirka Xafiiska Jiddadka Mudane Idriis...

Dhul cabirkiisu dhanyahay 19.2 hiktaar oo u dhigma 120 qoodi, looguna talo’galay xabaalo ayaa wuxuu Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha ee DDS ku wareejiyay...

Dhul cabirkiisu dhanyahay 19.2 hiktaar oo u dhigma 120 qoodi, looguna talo’galay xabaalo ayaa wuxuu Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha ee DDS ku wareejiyay...