Wasiirka arimaha Itoobiya Geedhiyoon ayaa wadahadallo la yeeshay Guddoomiyaha komishinka midowga Afrika Musa Faki.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Itoobiya iyo Midowga Afrika iyo xaalada guud ee mandaqada
Wasiirka arimaha Itoobiya Geedhiyoon ayaa wadahadallo la yeeshay Guddoomiyaha komishinka midowga Afrika Musa Faki. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Itoobiya iyo Midowga Afrika iyo xaalada guud ee mandaqada
RELATED ARTICLES